Muuqaal: Hadeljeedintii MD Deni ee furitaanka Baarlaamaanka oo kahadlay doorashad & khilsaafka kala dhexeeya DFS

25 Okt 2023 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta furay Kalfadhiga 53-Aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

Deni ayaa sheegay inuu Puntland ka qabanayo doorashada la isku khilaafsan yahay isagoo muddo kororsi ku samaystay.

Sidoo kale wuxuu shacabka Puntland ku beerlaxawsaday khilaafka shaqsiga ah ee kala dhexeeya madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo uu kursiga isagu ku fariisiyey.

About The Author