Muuqaal-Sawirro: Musharax Cartan Bardacad oo Gaalkacyoka uga dhawaaqay musharaxnimadiisa madaxweynaha Puntland 2024

28 Okt 2023 (Puntlandes.com) Musharax Madaxweyne Cartan Bardacad ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kaga dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxweynaha Puntland 2024.

Munaasabad ballaaran oo halkaas ka dhacday oo ay ka qayb galeen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada sida Nabadoono, waxgaradka, culimada, haweenka dhalinyarada iyo marti sharaf kale ayuu ku shaaciyey musharaxnimadiisa.

About The Author