Muuqaal: Aragtida Gaalkacyo ”Waxaan taageernay Gudoonka Isimada Puntland ee madaxweyne aqbal gudoonka Isimada, doorashadana gal”

02 Nov 2023 (Puntlandes.com) Siyaasiyiinta, Waxgaradka & Shacabka Gaalkacyo oo ka hadlay gudoonka Isimada Puntland ayaa taageeray in doorashadu ku dhacdo xiligeedii, Xildhibaanadana aya Beeluhu soo xushaan sidii hore 66-dii.

Aragtida Gaalkacyo ”Waxaan taageernay Gudoonka Isimada Puntland ee madaxweyne aqbal gudoonka Isimada, doorashadana gal”

About The Author