Dhagayso: Dr Gaas ka laga waraystay Gudoonka Isimada & khilaafka ka taagan doorashada

02 Nov 2023 (Puntlandes.com) Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo waraysi siiyey VOA Somali ayaa ka mid noqday siyaasiyiin iyo waxgaradka soo dhaweeyay gudoonkii kasoo baxay Isimada Puntland ee ay xalka uga gaareen khilaafkii ka jiray doorashada Puntland.

Dr Gaas ayaa waxa uu sheegay ”in marka hay’adaha dastuuriga ah ay shaqadooda gabaan” ay Isimadu soo dhex-dhexaadin jireen khilaafka Puntland.

Dhagayso waraysiga Dr Gaas ee Gudoonka Isimada Puntland.

About The Author