Xil C/raxman C/shakur ”Been ma sheegayaasha & taageerayaasha baraha bulshada muddo ayey kuu durbaan tumi karaan, laakiin masoo ciidmi karaan markii runta ….”

07 Nov 2023 (Puntlandes.com) Cabdiraxman Cabdishakuur oo warqad furan u diray Madaxweyne Dani ayaa yiri “Saaxiib Dani Soomaali xeelad, sasab iyo walaalow xil waa looga heli karaa laakiin lama hayo weli in xoog iyo maquunis looga qaatay

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ”Been ma sheegayaasha iyo taageerayaasha baraha bulshada muddo ayey kuu durbaan tumi karaan, laakiin mas oo ciidmi karaan markii runta iyo waaqaca la iskula gudbo, adigaana iiga marqaati ah oo Farmaajo ayey wax tari waayeen.”

“Inta aad tabarta hayso yeel talada oo ha iska hallayn raasumaalka siyaasadeed ee weli kuu harsan.” Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur

About The Author