Muuqaal: Taliyaha Booliska Puntland & Taliyaha Qaybta Gobolka Nugaal oo mucaaradka ku eedeeyey amni daroo & falkii Barxadda ka dhacay

09 Nov 2023 (Puntlandes.com) Taliyaha Booliska Puntland Gen Muumin Cabdi Shire iyo Taliyaha Qaybta Gobolka Nugaal G\sare Maxamed Cali Marduuf ayaa mucaaradka dawladda Puntland ku eedeeyey inag Garowe ka wadaan amni daroo.

Musharax Maxamed Faroole ayaey waxay ku eedeeyeen inuu ka dambeeyey falkii gabadhu ku dhimatay dad kalena ku dhaawacmeen ee ka djhacay Barxadda garowe, kaas oo lagu joogsaday nin Youtuber ah oo Barxaddaka khudbayn lahaa.

Sidoo kale waxay Musharax Gen Asad Cismaan Diyaano ku eedeeyeen inuu Gurigiisa Hoobiye uga soo tuuray Madaxtooyadda Puntland.

About The Author