Dhageyso: Cabdalla Boos “Xabadii maalinkaas nalala dhacy wali waa nagu socotaa” kashifaad sir culus
20 jun 2015 (Puntlandes) Xildhinaan Cabdalla Boos ayaa shaaca ka qaaday in laga soo abaabulay Madaxtooyada weerarkii lagu qaaday 5 qof oo mas’uuliyiin ayna ku jiraan laba xildhibaan kana soo jeeda Beesha Direed. Xildhinaan Cabdalla Boos ayaa yiri mar uu ka hadlayey “Xabadii maalinkaas nalala dhacy wali waa nagu socotaa” wuxuu kaloo Xildhinaan Boos intaas ku daray in ragii badbaadiyey la xiray.
Dhagayso kashifaad sir culus
Puntlandes.com