sawirro: Axmed Karaash oo madaxtooyada ku qaabiley Guddoomiyaha Jabhadda hubaysan ee Gobolka Awdal

15 Nov 2023 (Puntlandes.com) Madaxweyne kuxigenka Dowlada Puntland Axmed Cilmi (Karaash) aya madaxtooyada ku qaabiley, Guddoomiyaha Jabhadda hubaysan ee Gobolka Awdal, Mukhtaar Cali Aadan oo socdaal iyo xog-wareysi  ku joogo Garowe.

Waxa ayna ka wada hadleen xaladaa cakiraan ee dhinacaa hubaysaan Awdal state garab istaag buuxo iyo iskashi midninimo doon ah ee labada dhinac.

Mukhtaar ayaa Axmed Karaash uga warbixiyey halganka hubaysan ee ay kujiraan Jamaahiirta Awdal.

Kulanka oo Madaxweyne kuxigeenka uu ku weheliyey Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid ayaa kusoo dhamaaday jawi wanaagsan iyo is-afgarad waxyaabihii laga wada hadlay.

About The Author