Muuqaal: Isimada SSC-Khaatumo oo Garowe ugaaray dhexdhexaadinta khilaafka doorashada

20 Nov 2023 (Puntlandes.com) Isimada SSC-Khaatumo oo Garowe gaaray ayaa utagay dhexdhexaadinta khilaafka ka dhashay muddo kororsiga uu wado madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni.

Garaad Cabdullaahi Garaad Saleebaan ayaa yiri “Nabad weeye dalku, dadku ha is dejiyaan, howsha hadda ayaan dhammaynaynaa.”

About The Author