Muuqaal: Go’aamada Isimada dhaqanka SSC oo ay shaaciyeen

06 Dec 2023 (Puntlandes.com) Isimada dhaqanka SSC oo Garowe u joogay xal u helida khilaafka doorashada Puntland ka aloosan ayaa waxay shaaciyeen go’aankooda.

Isimada ayaa go’aamiyey:
1- In Doorashada madaxwaynaha iyo ku xigeenku ay ku dhacdaa wakhtigeedii 08/01/2024

2- In Barlamaanka Puntland ee hada jooga laa kordhiyo waqtiga muddo 1 sano ah ayna iyagu doortaan madaxwaynaha iyo ku Xigeenka.

3- Xukuumada imaan doonta 08/01/2024 waa in ay doorashada barlamaanka oo qof iyo cod ah ku diyaarisaa mudo 12bilood ah.

About The Author