Muuqaal: Madaxweyne Dani oo aqbalay in Doorashada la qabto 8da Janaayo, beeluhuna soo xushaan 66dii Xildhabaan

06 Dec 2023 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Dani ayaa ugu dambayn aqbalay in Doorashada la qabto 8da janaayo 2024ta, taas oo ku dhacay 66da xildhibaan oo ay beeluhu soo xulanayaan.

Madaxweynaha ayaa goaankaan kaga dhawaaqay munaasabad ka dhacday caawa madaxtooyadda Puntland, iyadoo maanta ay Isimada SSC ay soo saareen goaan cusub kaas oo Siciid Deni si xoogan u dhaliilay.

About The Author