Barlamaanka Puntland oo Ansixiyey nuddo karorsi 1 sano ah

07 Dec 2023 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo xalay Baarlamanka Puntland horgeeyey soojeedinta in ay soo-saaraan Lifaaqa lagu aadayo doorashadii hore ee xulista xildhibaannada ayey maanta fadhi ay yeesheen waxay samaysteen muddo kororsi.

Baarlamanka ayaa ka shaqaynayey qorshe ay uga harayaan madaxweynaha oo iyagu ku samaysanayaan muddo kororsi iyagoo iminka u qiilsamaysanaya soo jeedintii isimada SSC ay shalay soo jeediyeen.

Barlamaanka Puntland ayaa ansixiyey muddo kororsi 1 sano ah iyagoo tixraacaya soo jeedintii Ismad SSC, waxayna dooranayaan madaxwaynaha iyo ku xigeenka 08/01/2024.

About The Author