Sawiro: Ugaas Maxamed & Wefti uu hogaaminaayo oo Booqday Dekeda Bosaso

09 Dec 2023 (Puntlandes.com) Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax,Ugaaska Beelaha Mareexaan iyo Wefti uu hogaaminaayo, oo maalmahaan booqasho ku ku joogay gobolada Nugaal, Karkaar iyo Bari, ayaa Booqday Dekeda Magaalada Bosaao oo ah isha dhaqaalaha Puntland.

Dekedda ayaa waxaa ku soo dhaweeyey wasiirka Wasaarada Dekedaha iyo Gadiidka Bada Dowlada Puntland Axmed Yaasiin Saalax.

About The Author