Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ugu baaqay Isimada SSC-Khaatumo shiray ku cadenayaan mowqifkoodda kala madax banaanida SSC & Puntland

09 Dec 2023 (Puntlandes.com) Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa ugu baaqay in golaha dhaqanka ee Isimada SSC-Khaatumo ay isugu Yimaadaan Magaalada Laascaanood mudo 5 Casho ah si ay u cadeeyaan mowqifkoodda Masiirka kala madax banaanaanta SSC iyo Puntland.

Isimada SSC ayaa safaro gudaha iyo dibada ugu kala maqan waxaana la filayaa inay maalmahaan soo gaaraan Laascaanood go´aanna ka soo saaraan.

About The Author