Ciidamo ka gadoodsan mushahar la’aan oo joojiyey isu socodka ee deegaanka Jimbac Bosaso

10 Dec 2023 (Puntlandes.com) Isku-socodka gaadiid geleya iyo kuwa ka soo baxaya magaalada dekedda leh ee Bosaso ayaa saaka hakad-ku-jira, ka dib markii Ciidamada Difaaca Puntland oo ka cabanaya mushar la’aan ay xirteen deegaanka Jimbac oo Bosaso ka xigta dhanka magaalada Ceeldaahir ee gobolka Bari.

Ciidamadan ayaa hakiyey dhammaan noocyada gaadiidka ee wadada isticmaala oo qaybtood saaran yihiin waayeel iyo caruur.

About The Author