Muuqaal-Swirro: Madaxweyne Qoorqoor oo booqday halka ay khubarada dhiseysa Dekadda Hobyo u asteeyeen in laga dhiso Dekadda

10 Dec 2023 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Wafdi uu hoggaaminayo kana kooban xildhiaanno ka tirsan BFS, masuuluyiin ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug, ganacsato, siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa booqday halka ay khubarada dhiseysa Dekadda Hobyo u asteeyeen in laga dhiso Dekadda.

Madaxweynaha ayaa amar ku bixiyay in dhulka ay Dekaddu u baahantahay aan la deegaameyn karin, wuxuuna faray ha’adaha amniga iney la shaqeeyaan guddiga loo xilsaaray dhismaha Dekadda Hobyo.

About The Author