Fadhigii Baarlamaanka Puntland oo la horkeeney Diidmadii Maxkamadda Dastuuriga oo ku soo idlaaday buuq

11 Dec 2023 (Puntlandes.com) Fadhigii Golaha Wakiillada Puntland oo maanta la horkeeney Diidmada Maxkamadda Dastuuriga ah ee muddo-kororsiga Baarlamanka ayaa ku soo idlaaday buuq.

Goluha ayaa isku mari waayey, ka dib markii xildhibaanno door ah ay buuq ku fureen guddoonka golaha oo sheegey in Maxkamaddu aysan sharci u marin diidmada ay diiddey muddo kororsiga ka yimi Isimmada SSC-Khaatumo.

About The Author