Golaha Wakiillada Dawladda Puntland: go’aankii Maxkamadda Dastuuriga ah wuxuu kasoo horjeeda qodobada 25-aad, 89-aad iyo 94-aad ee Dastuurka DPL iyo xeerka Maxkamadda Dastuuriga ah qodobadiisa 10-aad iyo 12-aad

11 Dec 2023 (Puntlandes.com) Jawaab celinta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ee go’aankii ay soo saareen xubno kamid ah Maxkamadda Dastuuriga ah ee DPL, kaas oo kasoo horjeeda qodobada 25-aad, 89-aad iyo 94-aad ee Dastuurka DPL iyo xeerka Maxkamadda Dastuuriga ah qodobadiisa 10-aad iyo 12-aad.

About The Author