Qaar kamid ah Musharrixiinta madaxweynaha Puntland “Guddiga Deni magacaabay nama quseeyo.. waa qaraabadiisa iyo Kaah”

12 Dec 2023 (Puntlandes.com) Musharaxiinta Madaxwaynaha Puntland 8 ka mid ah oo war wada jir ah soo saaray ayaa ka hor yimi Gudiga xalinta khilaafadka Barlamaanka ee uu maanta magacaabay madaxwaynaha mudo xileedkiisu dhamanayo, kaas oo ay ku tilmaameen mid uu ku soo xulay in ay qaraabo dhow yihiin qaarkoodna ka tirsan yihiin gudiga fulinta Ururkiisa Kaah.

About The Author