Ciyaaraha Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo lagu dhawaaqay goortay furmayaan & kaqaybgalayaasha

14 Dec 2023 (Puntlandes.com) Agaasimaha Waaxda Isboortiga Wasaaradda dawladda Federaalka Saciid Maxamed Xasan (Saacid) ayaa shaaciyey goorta uu bilaabanayo tartanka Ciyaaraha Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir iyo ka qaybgalayaasha.

tartanka ayaa si rasmi ah u furmaya 25ka bishaan December waxaana ka qaybgalaya Jubaland, KG, Galmudug, Hirshabeelle iyo gobolka Banaadir, iyadoo laga reebay SSC-Khaatum oo horay loo shaaciyey.

Puntland ayaa iyada si iskeed ah u diiday inay ka qaybgasho.

About The Author