Muuqaal: Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka hadlay shirka Laascaanood uga furmaya Isimada SSC-Khaatumo & midnimada….

16 Dec 2023 (Puntlandes.com) Garaad Jaamac Garaad Cali oo maanta Garowe lagu soo dhaweeyey ayaa ka hadlay shirka magaalada Laascaanood uga furmaya Isimada dhaqanka SSC-Khaatumo, kaas oo uu dsheegay in looga hadlayo midnimada SSC-Khaatumo iyo Puntland.

Garaad ka ayaa ku booriyey beelaha Harti Daarood inay ilaaliyaan midnimada maanta Allah siiyo ayna xoojiyaan.

About The Author