Muuqaal: Madasha Musharaxiinta Madaxwaynaha Puntland “Gudiga Deni magacaabay Sharciyad ma haystaan, mana Aqbalayno”

16 Dec 2023 (Puntlandes.com) Qaar ka mid ah Musharaxiinta Madaxwaynaha Puntland oo shir ay uga hadlayaan is mari waaga ka taagan guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka ku yeeshay Garowe ayaa sheegay inaysan aqbalayn aqoosanayna guddiga uu madaxweyanah muddo xileedkiisu dhamaanayo magacaabay kuwaas oo ah Ururkiisa iyo qaraabadiisa sida ay sheegeen.

Musharaxiinta Madaxwaynaha Puntland ayaa yiri “Gudiga Deni magacaabay Sharciyad ma haystaan, mana Aqbalayno”

About The Author