Sawirro: Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiillada Puntland oo so saaray hananka shaqo ee gudiga iyo shuruudaha laga doonayo xildhibaanada cusub iyo waqtiga uu ku egyahay

17 Dec 2023 (Puntlandes.com) Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiillada Dowladda Puntland oo so saaray hananka shaqo ee gudiga iyo shuruudaha laga doonayo xildhibaanada cusub iyo waqtiga uu ku egyahay.

Guddiga ayaa shaaciyey in 17ka ilaa 25ka December ay ku e’eg tahay qabashada Araajida xildhibaanada doonaya in ay ka mid noqdaan Golaha wakiilada ee Puntland, taas oo ah boobsiis u eg inuu jiro qorshe uu wato madaxweynuhu.

About The Author