Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland, Cabdirashiid Cawl “Deni waxa aan ugu baaqayaa in uu ixtiraamo dastuurka oo uu caadeystay kutamashadiisa”

17 Dec 2023 (Puntlandes.com) Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ee waqtigiisu dhammaanayo Cabdirashid Yusuf Jibril ayaa sheegay in uu ka soo horjeesanayo Guddiga Doorashada iyo ciidamada la wareegey xarunta Baarlamanka.

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland, Cabdirashiid Cawl: “Deni waxa aan ugu baaqayaa in uu ixtiraamo dastuurka oo uu caadeystay kutamashadiisa”

About The Author