AUN Suldaan Afguduud  oo ka mid ahaa musharraxiinta madaxweyne ee Puntland oo ku geeriyooday shil gaari

19 Dec 2023 (Puntlandes.com) Waxaa Allaha u naxariistee shil gaari oo ka dhacay Qayaadsame ku geeriyooday Suldaan Cabdicasiis Afguduud oo ahaa Musharax madaxweyne Puntland 2024.

Musharaxa ayaa dhawaan kasoo deggay Magaalada Bosaao, halkaas oo lagu soo dhaweeyay.

Dhimashadu waa 2 qof oo uu ku jiro musharaxu, dhaawacuna waa 2 qof oo kale sida maamulka degmada Waaciye ay xaqiijiyeen.

About The Author