Sawirro: Musharax Madaxweyne Puntland Dr Gaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey Gaalkacyo

20 Dec 2023 (Puntlandes.com) Ra’iisul wasaare hore ee Soomaaliya isla markaasna ah Madaxweynihii hore ee dawladda Puntland isla markaasna ah musharax madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey xarunta gobolka Mudug ee magaalada Gaalkacyo

Musharrax Dr Gaas ayaa si ballaaran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Cabdullaahi Yuusuf Axmed qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Gaalkacyo iyo hareeraheeda oo aan u kala harin, taas oo ah soo dhawayntii ugu ballaarnaydoo ay ka qayb galeen Siyaasiyiin, Odayaal, culimo, saraakiil, haween iyo dhallinyaro.

About The Author