Wasiirkii Haweenka iyo xaquuqda Aadanaha XFS Khadiijo Maxamed Diiriye oo ku geeriyootay Dalka Jabuuti

20 Dec 2023 (Puntlandes.com) Wasiirkii Haweenka iyo xaquuqda Aadanaha XFS Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa goordhow ku geeriyootay Dalka Jabuuti.

Alle ha u naxariistee Wasiirada oo qeyb ka ahayd Wafdiga Ra’iisul wasaaraha ee dalka jabuuti ayaa maalmihii la soo dhaafay xanuunsaneysay.

About The Author