Muuqaal: Musharax madaxweynaha Puntland Dr Gaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey xarunta gobolka Mudug ee magaalada Gaalkacyo

Ra’iisul wasaare hore ee Soomaaliya ahna Madaxweynihii hore ee dawladda Puntland isla markaasna ah musharax madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey xarunta gobolka Mudug ee magaalada Gaalkacyo.

About The Author