Hogaanka SSC-khaatumo oo shaaciyey kulan wadatashi ah oo maamulka iyo Ismada dhaqanka ah

21 Dec 2023 (Puntlandes.com) Hogaanka SSC-khaatumo ayaa shaaciyey inuu berri kulan wadatashi ah oo maamulka iyo Ismada dhaqanka ah ka yeelanayaan doorashada Puntland.

Berri oo Taariikhdu tahay 22 December 2023 ayuu maamulku ku baaqay kulan ka qabsooma Laascaanood kaas oo lagaga arrinsanayo arrimaha siyaasadeed ee saamaynta ku leh Maamulka SSC-Khaatumo.

About The Author