MUUQAAL: Garaad Jaamac Garaad Cali “Xildhibaanno cusub xulimayno, kuwii joogeyna calimayno”

21 Dec 2023 (Puntlandes.com) Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka hadlay 17ka Xildhibaan oo Puntland ugu metala SSC ayaa sheegay inaysan soo xulayn xildhibaano cusub kuwii horena u cusboonaysiin doonin.

Garaad Jaamac ayaa yiri “Xildhibaanno cusub xulimayno, kuwii joogeyna calimayno”

Sidoo kale Garaadka ayaa sheegay inysan sax ahayn in la yiraahdo madaxda maamulka SSC-Khaatumo ayaa go´oon ka gaaraysa.

About The Author