Xildhibaannada Baarlamanka Soomaaliya ee laga soo doorto deegaannada SSC-Khaatumo oo dacwad ka gudbiyey Danjiraha UK

23 Dec 2023 (Puntlandes.com) Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya ee laga soo doorto deegaannada SSC-Khaatumo ayaa dacwad ka gudbiyey Danjiraha UK, iyagoo ku eedeeyey in uu kala saftay Somaliland.

Xildhibaannada ayaa waxa ay dacwadda u gudbiyeen Ergeyga Qaramada Midoobey & Safaaradaha kale ee dalka.

About The Author