Daawo muuqalo warmurtiyeedkii Golaha murashaxiinta madaxweynaha Puntland & Musharax Dr Gaas oo faahfaahiyey….

24 Dec 2023 (Puntlandes.com) Golaha murashaxiinta madaxweynaha Puntland ayaa  ayaa war adag ka soo saaray arimaha doorashada Puntland una digay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaadka yahay.

Musharax Madaxwayne ahna madaxwaynihi hore ee Dowladda Puntlaned Dr Abdiwali M. Ali Gaas oo ku baaqay in Puntland laga qabto doorasho lagu wada kalsoon yahay la islana ogol yahay.

About The Author