GUDDOOMIYE KUXIGEENKA MAXKAMADA SARE PUNTLAND ” GO’AANKA ISIMADA SSC WUXUU BAALMARSANAA HABRAACA HESHIISYADA IYO KA BIXISTOODA”

24 Dec 2023 (Puntlandes.com) Guddoomiye kuxigeenka Maxkamada sare ee Puntland Axmed Sheekh Cumar Xasan ayaa talo sharci kasoo saaray go’aankii Isimada SSC-Khaatumo ee ku aadanaa ka bixitaankooda Puntland.

Guddoomiye kuxigeenka ayaa sheegay in go’aanka Isimadu uu baalmarsanaa habraaca heshiisyada iyo ka bixistooda.

Guddoomiye kuxigeenka ayaa kasoo jeeda gobolada SSC-khaatumo.

About The Author