Sawirro: Ciidamo gadoodsan oo xirtay jidka laamiga ah ee Bosaso

25 Dec 2023 (Puntlandes.com) Ciidamo gadoodsan ayaa saaka xirtay jidka laamiga ah ee Boosaaso iyo Kalabayr dhexdooda kuwaas oo xanibay isu socodka gaadiidka xamuulka ah iyo kan dadweynaha.

Gadiidkii Bosaso ka yimid ayey dib ugu celiyeen magalaada, halka kuwii kalena ya xaniban yihiin.

Arintaan ayaa sababtay boobka Kuraasta baarlamaanka Puntland oo uu wado madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaadka yahay Siciid Deni.

About The Author