Sawirro: Musharax Dr Gaas oo la kulmay Hay’adda Horumarinta iyo Cilmibaarista Puntland ee PDRC

26 Dec 2023 (Puntlandes.com) Musharax Madaxwayne ahna Madaxwaynihi hore ee Dowladda Puntland Dr Abdiwali M. Ali Gaas ayaa maanta la kulmay Madaxda xarunta PDRC, daladda ururada bulshada rayidka ah ee PUNSAA, ururka warbaahinta Puntland ee MAP iyo Rugta Ganacsiga.

Madaxwaynaha iyo masuuliyiinta ayaa Waxay ka wada hadleen doorasha Puntland iyo xaaladaha ku gedaaman oo ay ugu horrayso xubnihii SSC ku meteli jiray Golaha Wakiilada Puntland .

About The Author