Sawirro: Golaha Musharixiinta oo shir muhiim ahi uga socdaa Xarunta Madaxweynihii hore ee Dr Gaas

27 Dec 2023 (Puntlandes.com) Golaha Musharixiinta ayaa shir muhiim ahi uga socdaa Xarunta Madaxweynihii hore ee Puntland mudane Abdiwali Mohamed Ali Gaas.

Shirkaan ayaana looga arrinsanayaa boob baahsan oo ka socda xulidda xubnaha Golaha Wakiilada iyo qaabka doorashada loo gelayo maadaama la diiday xubnihii 17ka ahaa ee Gobollada SSC ku matalayay Puntland.

About The Author