28 Dec 2023 (Puntlandes.com) Wasiirada Xukuumadda Siciid Deni ee muddo xileedkeefu dhamaadka yahay iyo qaar ka mid Agaasimayaasha kuwaas oo ka soo jeeda SSC ee Puntland ayaa Warsaxaafadeed ay soo saareen waxay madaxweynaha ku taageereen inuu soo xusho 17ka xildhibaan.