DEGDEG: Musharrixiinta Mucaaridka Puntland “Doorasho kuma galayno Baarlamankan sharci-darrada ah, mana aqoonsanin.”

01 Jan 2024 (Puntlandes.com) Madasha Musharaxiinta Puntland ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inaysan aqoonsanayn liiska Xildhibaanada la shaaciyey taas oo ay ku sheegeen inuu yahay wax baalmarsan habraacii saxda ahaa ee Baarlamaanka lagu soo xuli jiray.

Musharrixiinta Mucaaridka Puntland “Doorasho kuma galayno Baarlamankan sharci-darrada ah, mana aqoonsanin”

About The Author