Daawo Muuqaalada gudoonka labada Aqal ee BJFS ee xadgudubka Itoobiya
02 Jan 2024 (Puntlandes.com) Labada gudoomiye ee labada Aqal ee BJFS Cabdi Xaashi iyo Aadan Madoobe ayaa kulan ay labada Aqal wadajir u yeesheen oo madaxweynaha DFS hadal ku saabsan xadgudubka dawladda Itoobiya ku samaysay dhulka Soomaaliya ka jeediyey ayey si adag uga hadleen.
Guddoomiye Cabdi Xaashi ” Badda Soomaaliya ma ahan neef Xoolo ah oo uu qof suuqa geysanayo”
Gud. Adan Madobe “Arrinta shalay kadhacday Addis Ababa waa mid ka soo horjeedda Shareecada Islaamka”