Muuqaal: RW Xamse “Taako kamid ah Dhulkeena Badeenna & Hawadeena laguma soo xadgudbi karo, waana difaaceynaa”
02 Jan 2024 (Puntlandes.com) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si adag uga hadlay xadgudubka dawlada Itoobiya ku samaysay midnimada dhuleed ee Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa yiri “Taako kamid ah Dhulkeena Badeenna & Hawadeena laguma soo xadgudbi karo, waana difaaceynaa”