Islaan Bashiir Islaan Cabdulle “Ma jiro xildhibaan cusub oo aan Puntland u saxiixay”
02 Jan 2024 (Puntlandes.com) Islaan Bashir Islaan Cabdile ayaa cadeeyay in aysan jirin xubno baarlamaan Puntland ka mid noqda oo uu saxiixay, kuwaas oo ku metalaya Baarlamaanka Puntland Beesha Cumar Maxameed.
Beesha Cumar Maxameed ayaa Baarlamaanka Puntland waxaa ku metala 4 Xildhibaan, kuwaas oo 2 na ka timaado Gobolka Mudug 2 kalena gobolka Nugaal.
Hoos ka akhriso qoraalka uu soo saasar Islaan Bashir Islaan Cabdile: