Dowladda Federaalka Soomaaliya oo si adag uga soo horjeesatay bayaankii IGAD ee Badda
03 Jan 2024 (Puntlandes.com) Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeesatay bayaankii IGAD ee Badda, iyadoo u aragta mid u xaglinaya Itoobiya, halkaan ka akhriso warka IGAD.
DFS waxa ay IGAD ugu baaqday in ay degdeg raaligelin uga bixiyan, hadalkaasna ka noqdaan.