Guddoomiye ku-xigeenka koowaad & labaad ee Baarlamanka Puntland oo la doortay
04 Jan 2024 (Puntlandes.com) Xildhibaan Maxamed Baarri ayaa ku guuleystay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamanka Puntland.
Doorashadiisu waxa hoos u dhigeysaa rejada qaar kamid ah Musharrixiinta Madaxweynaha ee Gobolka Bari.
Dhinaca kale Xildhibaan Maxamed Awoowe ayaa ku guuleystay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamanka Puntland.
Waxa laga soo doortay gobolka Mudug, xilkan waxa waayey SSC-Khaatumo markii u horreysey oo weligeed ku fadhin jirtay.