Wasiirkii iyo agaasimihii Guud ee Maaliyada Puntland oo darbi hoostiis ku shaqaynaya

04 Jan 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka Maaliyadda dawladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad iyo agaasimihii Guud ee Maaliyadda Puntland Axmed Jamac Jowle ayaa waxay shaqadii wasaaradda oo ah tan ugu muhiimsan Puntland waxay ku shaqaynaya darbi hoostiis.

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaadka ayahy musharax Siciid cabdulaahi Deni ayaa ka xirtay Wasaaradda kharashbixinta, isagaan si toos ah u urursada lacagtana bangiga toos uga qaata. Wasiirka iyo agaasimihii Guud ee Maaliyadda Puntland ayaa waxay ku shaqaynayaan gadaalka dambe ee mid ka mid Hotelada Garowe, iyagoo saxaafadda ka dhuumanaya.

About The Author