Golaha Wasiirada Jabuuti oo taageeray Midnimada iyo Maxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya

09 Jan 2024 (Puntlandes.com) Shirkii u horreeyay ee sanadkan 2024 Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Jabuuti ka yeesheen arrimaha ku soo kordhay Gobolka ayaa waxaa si cad loogu taageeray Midnimada iyo Maxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya, taas oo lagu tilmaamay mabda’a aan leexleexadka lahayn ee dalka Jabuuti.

Sidaa waxaa bartiisa X ku qoray Wasiirka Maaliyadda Jabuuti Ilyaas M Dawaleh, isaga oo intaas raaciyay in war-murtiyeedka rasmiga uu soo saari doono afhayeenka xukuumadda Jabuuti.

About The Author