Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa fartay in shaqaalaha Dowladda si wayn uga soo qayb galaan dibad baxyada bari dalka ka dhacaya.
10 Jan 2024 (Puntlandes.com) Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa fartay in shaqaalaha Dowladda si wayn uga soo qayb galaan dibad baxyada bari dalka ka dhacaya.