Gollaha Amniga & Nabadgalyada ee Midowga Afrika oo muujiyay sida ay lama taabtaan u tahay ilaalinta Madaxbanaanida dhuleed iyo Bulsho Soomaaliya

17 Jan 2024 (Puntlandes.com) Gollaha Amniga iyo Nabadgalyada ee Midowga Afrika ayaa muujiyay sida ay lama taabtaan u tahay ilaalinta Madaxbanaanida dhuleed iyo Bulsho ee Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya xilli ay Ethiopia wali isku dayayso damaceeda waalida ah ee ku xadgudubka Soomaaliya.

Gollaha ayaa hoosta ka xariiqay waajibnimada ilaalinta Xeerka Midowga Afrika oo meesha ka saaraya in aan lagu xadgudbikarin Madaxbanaanida iyo midnimada Dalalka.

Golaha ayaa sidoo kale soo dhaweeyay Shirka Madaxda Igad kaas oo isla arinka xadubka Ethiopia looga hadlayo.

About The Author