RW hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Saacid Shirdoon oo Garowe u yimid cee,masaarka Siciid Deni

20 Jan 2024 (Puntlandes.com) Ra iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Saacid Shirdoon oo Garoowe si diiran ay ugu soo dhawaysay xukuumadda Siciid Cabdulaadi Deni.

Saacid ayaa Garowe u yimid ka qaybgalka Caleemasaarka Siciid Deni oo ay 8di bishaan ay doorteen Xoildhibaano uu soo xushay.

Munaasabadda caleemasaarka Madaxweynaha Puntland ayaa markii sadexaad Siciid Deni dib u dhigay isagoo markii hore ka digtay 21 bishaan kadibna 23ka maantana waxay markii soo dhawaynayaeen RW Saacid waxay sheegeen inay tahay 25ka bishaan oo ku beegan Khamiis.

About The Author