RW hore ee Soomaaliya Kheyrre oo horyimid ansixintii habraaca wax ka badalka Dastuurka dalka

24 Jan 2024 (Puntlandes.com) Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa ka hadlay kulankii maanta xildhibaanada labada aqal ay lu ansaxiyeen habraaca wax ka badalka Dastuurka dalka.

Kheyrre ayaa yiri”Waxaan cambaaraynayaa fowdada iyo xasaradda ay Madaxtooyada iyo Guddoonka Baarlamaanku maanta ka huriyeen kulanka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda. Waxa maanta ka dhacay Baarlamaanka waa sharcidarro, fowdo, iyo baadil aan sinnaba loo aqbali doonin”.

About The Author