Muuqaal: Golaha Wakiillada oo anixiyey in muddo bil ah lookordhiyo wakhtiga uu MD Puntland kusoo dhisayo Golaha Xukumadda

28 Jan 2024 (Puntlandes.com) Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa waxay isku raaceen in muddo bil ah loo kordhiyo wakhtiga uu Madaxweynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni ku soo dhisayo Golaha Xukuumadda cusub ee Puntland.

Xildhibaannada Golaha ayaa cod aqlabiyad ah Oggol ugu codeeyay codsi Madaxweyne, kaas oo ahaa in muddo 30 cisho la siiyo si uu u soo dhiso Golaha Xukummadda. Waqtiga cusub ee loo ansixiyeuy Madaxweynaha ayaa ku eg bisha soo socota, february 28, 2024

About The Author